Headlines News :
Home » , , » Kooxo kaqowleysata enternetka ayaa Page-ka website caan ah ku soo qoray Diyaada Obama ku dul burburtay hawada Ruushka

Kooxo kaqowleysata enternetka ayaa Page-ka website caan ah ku soo qoray Diyaada Obama ku dul burburtay hawada Ruushka

Written By OkeSom on Monday, 21 July 2014 | 16:37

Kooxo ka qowleysta intenetka (hackares) ayaa waxa ay jabsadeen page-ka facebook-ga ay leedahay shakabada caanka ah ee  The Wall Street Journal's axadii doraad, iyagoo cinwaan uga dhigay diayar #BREAKIN NEWS: diyaaradda madaxweyna Obama oo ku dulburburtay hawada wadan Russia,  waxa ayna islamarkii ba ku shaaciyeen warka beenta ah oo ay ka sameeyeen madaxweynaha dalka mareykanka Obama.

Warkan ayaa durba waxa uu tashwiish ku furay dhamaan bulsha weyn aadka u tirada badan ee ku xiran page ama fans-ka u ah pag-kaas, waxaa islamarkiba soo sawiray websiteka mashable oo qorma kasameyay arrintan. 






Sanadkii hore ayay aheyd mar sidaan oo kale loo jabsay wakaaladda wararka ee  Associated Press' Twitter feed-kooda ku xeriira barta twitterka oo ay ciwaan uga dhigeen 2 qarax oo waaweyn oo ka dhacay aqalka cad kaas oo sababay in ay dad badan ku dhintaan madaxeynaha uu dhawac kasoo gaaray.

W/Q: Abdulkadir Canjeex                                                                               Site47 is 4YOU
Share this post :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. CankaBlog - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger