Injineer Hindi oo magaciisu la yiraahdo Shiyam Shawur Asia ayaa maanta waxa uu ku soo bandhigay magaalada Far Anasi ee dalka hindiya Axadii hore aynu soo dhaafnay "Facebook Pistol" oo xabada rideysa markii amar ka yimado dhinca Coputerka.
Noocaan cusub ee pistooladda ah ayaa waxaa lagu soo bandhigay alaadaha buslsha ay ku xiriiraan sida Facebol,whtsup,twitter,instigram,iyo kuwo kale oo ay bulshada isticmaasho.
Aqoonyahankan ayaa waxa uu ugu magacdaray bistooladiisa magaca shabakada ugu caansan ee bulshada sifiican u isticmaasho ee Fcebook waxa uuna sabab ugu dhigay bartaasi sida ay aduunyada caan ugu tahay.
Waxa uu ka shaqeeyaa Shawur Asia mid ka mid ah jaamacaddaha ku yaal magaalda Far Anasi isagoo ah Macalin bixiya Casharo laxiriira xagga Electric Engineering, waxa uu leeyahay uuna jeclaan lahaa Shawwur in loo suuqgeeyo waxan uu isaga allifay si ay u isticmaalaan ciidamada dalk India iyo ciidamada kale ee ajaanibta ah gaar ahaan kuwa Yahuuda maadaamo ay ayaga leyihiin magaca Facebooka uu uugu magac daray Bitooladiisa.
Ma aha markisiii ugu horeeysay ee uu Shawur Soo alifo waxyaabahan oo kale laakin, hadda ka hor ayuu wax uu sameeyay Aalad looga hortago Rasaata:"bullet proof".
Halkaan ka daawo
Post a Comment