Shirka Asus oo Shirkada badan tartan xagga teknolojiyadda kula jirta shirkadaha soo saaro computer-da sida laptop,pc iyo lcd-yada ayaa maanta waxa ay ku talaabsatay horumar ay la dheceen macaamiisheeda kagadaal markii ay soo bandhigtay laptop cusub oo noociisa horay loo soo saarin.
Laptop ayaa waxa ay kugu sameeysay god yar oo ku cabir ah telefanada gacanta qaaorkood ku waxaa oo isticmaala barnaamijka Android.
Sitoos ayaad u maamuli kartaa telefankaada isagoo meesha kkujira ayaa waxaa kuu muuqan kara shaashada mobilkaada wxii kusoo wacaya waxaad kala socon kartaa shaashada laptop-kaada.
Haddi aad rabto waxaa kale oo aad sameeyn kartaa in aad kala furto shaashada laptopka iyo keyboard, kadibna sifudud ayaad isugu xer ikartaa.
Site47 is for you W/D: Canjeex
Post a Comment