Headlines News :

Injineerad gabdhaha barta Injineernimada

Injineerad gabdhaha barta Injineernimada

thumbnail postingan

Injineerad gabdhaha barta Injineernimada

Naadiya Mosajee oo ku nool magalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika waxay jeceshahay in ay bulshada dhaxdeeda ganacsi ka sameys.

Waxaa loo tababaray Injineernimo waxbarasho ahaan. Waxeyna aas-aastay hay’ad caalami ah oo hormarineysa jiilka hadda soo kacaaya ee dumarka Afrikanka ah.

Jiilkaas, ayaa noqon doona madaxda injineerada Afrika, waxeynna u fidisay fursaado tebabar, xirfado hormarsan iyo hab ayay xiriir ku wada sameystaan.

DAAWO Iphone Gantaada Aad ku Qaloocinkarto oo Lasoo Saaray

Degso nashqadan quruxda badan


Waxaan rabanaa inaan bulshada ka haqab tirno blogger templateska

Waxaan rabanaa inaan bulshada ka haqab tirno blogger templateska


Daawo Videoga Saacidii Lawada Sugaayay ee Apple ah oo Lasoo saaray

Waxaa la soo saaray Saacadii ku shaqeeynaysa barnaamijyada apple-ka ah ,dad badan oo jecel apple amaba xiiseeya apple ayaa waxa ay si fiican ugu farxeen saacadaan apple ka ah.

Shirkada apple ayaa waxa ay shaacaka qaaday in ay soo saareen apple watch oo ay ugu tala galeen macaamiisheeda, iayagoo ku soo bandhigay xaruntooda weyn ee California.

Saacadan xaragada ah ayaa waxaa qadan kara ama isticmaali kara labka iyo dhaddiga waxaana laga helaa goob kasoto oo lagu eebiya qalabka Electronic-ka ah.

W/Q: Canjeex

Kooxo kaqowleysata enternetka ayaa Page-ka website caan ah ku soo qoray Diyaada Obama ku dul burburtay hawada Ruushka

Kooxo ka qowleysta intenetka (hackares) ayaa waxa ay jabsadeen page-ka facebook-ga ay leedahay shakabada caanka ah ee  The Wall Street Journal's axadii doraad, iyagoo cinwaan uga dhigay diayar #BREAKIN NEWS: diyaaradda madaxweyna Obama oo ku dulburburtay hawada wadan Russia,  waxa ayna islamarkii ba ku shaaciyeen warka beenta ah oo ay ka sameeyeen madaxweynaha dalka mareykanka Obama.

Warkan ayaa durba waxa uu tashwiish ku furay dhamaan bulsha weyn aadka u tirada badan ee ku xiran page ama fans-ka u ah pag-kaas, waxaa islamarkiba soo sawiray websiteka mashable oo qorma kasameyay arrintan. 






Sanadkii hore ayay aheyd mar sidaan oo kale loo jabsay wakaaladda wararka ee  Associated Press' Twitter feed-kooda ku xeriira barta twitterka oo ay ciwaan uga dhigeen 2 qarax oo waaweyn oo ka dhacay aqalka cad kaas oo sababay in ay dad badan ku dhintaan madaxeynaha uu dhawac kasoo gaaray.

W/Q: Abdulkadir Canjeex                                                                               Site47 is 4YOU

Daawo Video Bistoolad Facebook oo Markii ugu Horeysay Lasoo Saaray

Injineer Hindi oo magaciisu la yiraahdo Shiyam Shawur Asia ayaa maanta waxa uu ku soo bandhigay magaalada Far Anasi ee dalka hindiya  Axadii hore aynu soo dhaafnay "Facebook Pistol" oo xabada rideysa markii amar ka yimado dhinca Coputerka.



Noocaan cusub ee pistooladda ah ayaa waxaa lagu soo bandhigay alaadaha buslsha ay ku xiriiraan sida Facebol,whtsup,twitter,instigram,iyo kuwo kale oo ay bulshada isticmaasho.



Aqoonyahankan ayaa waxa uu ugu magacdaray bistooladiisa magaca shabakada ugu caansan ee bulshada sifiican u isticmaasho ee Fcebook waxa uuna sabab ugu dhigay bartaasi sida ay aduunyada caan ugu tahay.


Waxa uu ka shaqeeyaa Shawur Asia mid ka mid ah jaamacaddaha ku yaal magaalda Far Anasi isagoo ah Macalin bixiya Casharo laxiriira xagga Electric Engineering, waxa uu leeyahay uuna jeclaan lahaa Shawwur in loo suuqgeeyo waxan uu isaga allifay si ay u isticmaalaan ciidamada dalk India iyo ciidamada kale ee ajaanibta ah gaar ahaan kuwa Yahuuda maadaamo ay ayaga leyihiin magaca Facebooka uu uugu magac daray Bitooladiisa.


Ma aha markisiii ugu horeeysay ee uu Shawur Soo alifo waxyaabahan oo kale laakin, hadda ka hor ayuu wax uu sameeyay Aalad looga hortago Rasaata:"bullet proof".


Halkaan ka daawo
W/D: Abdulkadir Canjeex                                                                   Site47 is for you
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. CankaBlog - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger