Headlines News :
Home » , , , » Daawo Sherlybox oo Sanduuq yar oo aad xogtada(data) ku keydsan kartid islamarkana aad la wadaagi karto sawirada iyo faylash(files) saaxiibadaa

Daawo Sherlybox oo Sanduuq yar oo aad xogtada(data) ku keydsan kartid islamarkana aad la wadaagi karto sawirada iyo faylash(files) saaxiibadaa

Written By OkeSom on Thursday, 5 June 2014 | 12:50

Sherlybox waa sanduuq yar oo aad u isticmaali karto in aad data ku keyd sato islamarkaana aad si fudud ula wadaagto akhyaarta iyo saaxiibada aad jeceshahay.

Sherlybox waxaad ku diri kartaa sawiro, files,folders, ama xog kale oo muhiim ah iyadoo uusan kaa qaadanay internet ama awood internet meel walbo aad dunida dacaladeeda kaga sugan tahay.

Sherlybox waa sanduuq fudud waxaad ag dhiganeysaa laptopkaada si sahal ahna ula wadaad akhyaartaada ku kala sugan dacalada aduunka. 

Courtsey of this video (c)kickstarter.com
Site47 is for you                                                                         W/D : Canjeex
Share this post :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. CankaBlog - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger