Waxaan Maanta Aqristayaasheena sharaftaleh halkaan ugu soo gubinaynaa 5-ta baabuur ee caalamkana an ku dul noolnahay ugu qaalisan, anagoo ku dadaalnay in aan halkii baabuur/gaari dhowr sawir oo kala kedisan aan bandihno. hadaba halkaan kala soco qiimaha gawaarida/baabuurta caalamka ugu qiimaha badan ee qof waliba uu ku hamiyo sanadan 2014.
Sida ay ukala horeeyaan ama ay u kala qiimo badan yihiin waa ku wan:-
1 star Ferrari 250 GTO 3 litre V12 RWD 1962
Qiimaha 28 500 000 $
Xawaaraha 280 km/h, 174 mph
Awooda Matorka & torque 302 hp, 222 kW
294 Nm @ 5500 rpm
0-100 km/h, 0-62 mph.
6.1 secon
2 Ferrari 250 Testa Rossa 3 litre V12 RWD 1958
Qiimaha 16 400 000 $
Xawaaraha 259 km/h, 161 mph
Awooda Matorka & torque 300 hp, 221 kW
302 Nm @ 6100 rpm
0-100 km/h, 0-62 mph.
6 seconds
3 Jaguar XJ13 5 litre V12 RWD 1966
Qiimaha 15 000 000 $
Xawaaraha 274 km/h, 170 mph
Awooda Matorka & torque 509 hp, 374 kW
523 Nm @ 6300 rpm
0-100 km/h, 0-62 mph.
3.4 seconds
4 Mercedes-Benz SLR McLaren 999 Red Gold Dream Ueli Anliker 5.4 liter V8 RWD 2011
Qiimaha 10 000 000 $
Xawaaraha 340 km/h, 211 mph
Awooda Matorka & torque 999 hp, 735 kW 1200 Nm @ 3500 rpm
0-100 km/h, 0-62 mph.
3 seconds
5 Ferrari 330 P4 4 litre V12 RWD 1967
Qiimaha 9 000 000 $
Xawaaraha 338 km/h, 210 mph
Awooda Matorka & torque 450 hp, 331 kW
Nm @ rpm
0-100 km/h, 0-62 mph.
5 seconds





Post a Comment