Headlines News :
Home » , , » Maxaa cusub: waxaa la soo saaray firinjeer Kuleel/Qaboow ah noocii ugu yaabka badnaa ee abid lasoo saaro...

Maxaa cusub: waxaa la soo saaray firinjeer Kuleel/Qaboow ah noocii ugu yaabka badnaa ee abid lasoo saaro...

Written By OkeSom on Thursday, 29 May 2014 | 22:44

Caalamka maalin waliba waxa uu ku talaabsanayaa horumar xagga teknolojiyadda ah, shirkada ku hormaray ayaa waxa ay ku tartamayaan sidii ay u kala jiidan lahaayeen ama ay u kasban lahaayeen macaamiil ayaga hoos yimaado mid waliba waxa ay ku qancinaysaa dadka daneeyo wax yaabaha teknoljiyadda ah in ay ka haqabtiraan bulshadooda dhankasta oo ay ahaatab

Dhawaan ayay ahayd mar  ay soo saartay shirkad ka mid ah ku hormaray teknolojiyadda firinjeer kuleel iyo qaboow ah kaas oo aan kaaga baahneeyn in uu isticmaalo awood koronto oo xad dhaaf ah waxa aad ku rakibanaysaa un kaliya laptopkaada ama kombiyuterkada qaab usb ah cml waxa aadna dhex dhiganaysaa nooca cabitaanka aad u baahantahay qaboow ama kuleel hadba waxa ay ku xerantahay waxa aad adiga dooneysid.

 Daawo sawirda



Site4som is 4 You 
                                                                       By:Canjeex

Share this post :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. CankaBlog - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger