Qoraalkan waxaan aan ku soo qaadanaynaa hababka fudud ee aad ugu badeli karto template-ka blog aad leedahay, ama aad rabto in aad iska besho nashqada blogge-kaaga.
Hadaba Site47.com ayaa waxa ay ku soo gudbinaysaa qaababka ugu fudud ee aad kaga guuri karto nashqada(template) website-kaada.
Si taxadar ah u raac talaabooyinkan hoos ku qoran oo waliba ay ku lofaaqanyihiin sawiro, waxaad arkaysaa talaabo kasto inagoo kugu muujinay sawirka iyo meesha hadba aad mareeyso uma baahnid in aad tahay qof programmer ah ama ka soo baxay I.T ama computer science, ama baahnid in aad isticmaasho wax code ah, intaa oo dhan waxa kuu fududeeyay webkan site47.com ka faa'deysi wacan.
1- talaabada kobaad : waxaad gashaa www.blogger.com kadibna raac sida sairka kaaga muuqato.
2-gali halkaan gmailkaada raac sida sawirka kaaga muuqato.
3-template riix ama click ku dheh raac sida sawirka kaaga muuqato.
4-backup/restore riix ama click ku dheh raac sida sawirka kaaga muuqato.
5-choose file dooro dheh raac sida sawirka kaaga muuqato.
6-raadi nashqada aan soo degsatay raac sida sawirka kaaga muuqato.
7-upload dheh raac sida sawirka kaaga muuqato.
F.G :- Marka aad mareeyso talaabada 5-aad waxaad sameeyn kartaa in aad degsato(donwload full) nashqada aad marka hore aad ka guureeyo ama aad rabo in aad iska bedesho.
Fadlan inta aadan waxba sameeynin ama aadan bilaabin howshaan marka hore nashqadaada save-gareyso ama meel dhigo.
Site47.co is for you
W/D: Canjeex kala xeiir Facebook
Xigasho Ceeb Maha ee Xuquuqda Dhowr
www.site47.com
Post a Comment