Waxa KusaabSan Nashqadaan
Waxa uu ku haboon yahay in aad u istimaasho Blogaada, midab ahaan waa madoow iyo casaan biyo biya ah sidoo kale waxaa uu ka kooban yahay 2/3-column ,waxaa kuu dheer slider isbedbedelaya waxaa kale oo uu qeybtiisa hoose ku leeyahay.
Waxaa ka koobanyahay qeybta hoose ee loo yaqaano footer-ka dhamaan u isticmaal baahida website oo dhan waxaan marwalbo jecelnaha in aan idinka haqabtirno naqshadaha lagu sameeyo ama looga talagalay blogger-ka.
U adeegso qoraadada sida fikadaha, wararka,arrimaha bulashada,macluumaad,ciyaaraha, iyo iwm... waxaa aadna saaran kartaa ama laguugu sameeyay in aad u adeegsato xayeysiin sida adsense ama shirkadaha kale ee wax lagu xayeeysiista.
Site47.com is for you W/D : Canjeex click her to be his freinds
Post a Comment