Headlines News :
Home » , » Facebook oo goordhow bilaabeysa adeega xawilaada lagaca

Facebook oo goordhow bilaabeysa adeega xawilaada lagaca

Written By OkeSom on Thursday, 17 April 2014 | 09:08


Facebook ayaa waxaa lagu waramayaa in uu goordhaw bilaabi doona adeegga xawilaada lacagaha kaas oo loo yaqaano electronic money-transfer services.

Barnaamijkaan ayaa waxa uu kaa cawinayaa in aad si fudud wax kaga iibsato onlin-ka dhamaan dunida dacaladeeda iyo in aad si banka ah lacagahaada ugu keeydsato , waxa kaliya oo lagaaga baahan yahay in aad saysatno ama aad leedahay account facebook ah, haddii aad horay u leheed facebook account-kaaga ayaad ka dhex abuuran kartaa iyadoo lagaaga baaahanyahay in aad galiso aqoonsigaada sida passpokaaga ama wax fududeeynaayo heyb aqoonsigaada.

Shirkadan ugu casan xagga aaladaha bulshada ee Facebook-ga  ayaa waxa ay danayneysaa in ay ka haqab tirtito adeega xawiladaha lacagta ee elektonika ah macaamisheeda sida xad dhaafka ah u isticmaalo shakabkadan.
 
Sida wararka ay sheegayaan barnaamijka  loo yaqaano boorasada electronic-ga ah iyo  adeega xawilaadaha ee facebook (Facebook's electronic wallet and transfer services) ayaa waxaa aqbalaad ku sameeysay kaliya wadanka Iceland, iyadoo guud ahaanba gaarsiin doonta  wadamada kale.

Sida uu sheegay wargeyska fanancial times macaamisha ku dhaqan gabi ahaanba wadamada yurub ayaa waxa ay u isticmaali doonan adeegan cusub ee shabakada facebook samesay in ay dhigtaan lacagahooda.

Facebok ayaa hadda waxa ay wada hadalo kula jirtaa 3-shrkadood oo caalami ah kuna caaan baxay barnaamijka xawilaadaha lacagaha kuwaas oo saldhigoodu ayahy magaalada London ee cariga Dalka Ingiriiska.


                                                                            W/D: Canjeex  Be  With His Friends



Share this post :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. CankaBlog - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger