Headlines News :
Home » , » Wax Ka Ogow Liiska Shirkadaha Online Wax Ku Xayeysiiya Qeybta 1-aad

Wax Ka Ogow Liiska Shirkadaha Online Wax Ku Xayeysiiya Qeybta 1-aad

Written By OkeSom on Sunday, 6 April 2014 | 05:58

Aduunka aynu dulsaaranahaeyy maalin kasto oo ina soo marta waxa aad arkeysaa isbedelo waa weyn oo dhanka teknlojiyadda ah, haddii aan dib u milicsano barnaamijyadii hore ee bulshada kuwooda hantidaleh wax loogu xayeysiiya aad ayay isa liiteen walow waqtiga markaasi la joogay uu sidaa ahaa.

Tan iyo wxii ka danbeeyay 1999-kii waxaa horumar lixaad leh laga gaaray dhamaan barnaamijyada ku saabsan xayeysiinta ama ama dicaayadaha loo sameeyo baayac mushtariga.

Hadda maanta waxaanu  jecelnahay in aan bulshadeena ka haqabtirno in ay wax badan ka ogaadaan shirkada ku loolama sameeynta barnaamiyada diyaadaha ganacsiga ama xayeysiimaha ganacsiga, Shirkad kastaa oo kamid ah ku wax xayeysiiya ama dicaayadaha ganacsiga u sameeyo waxa ay macaamiisheeda usoo bandhigtaa haddba teknolojiyadda cusub iyadoo midba mida kale ay sheeganeyso iyada in ay kaga horeyso shirkadaha kale.

Liiska waxa uu gaaraa in ka badan 60-shirkadood waana sida tan:-


  1. clixGalore

  2. Clickbooth

  3. ClickBank

  4. BidVertiser

  5. BardozoMedia

  6. BannerSpace

  7. Bannerconnect

  8. Clicksor

  9. AzoogleAds

  10. Amazon Associates                                                

  11. Advertising.com

  12. AdToll

  13. Adtegrity

  14. adsonar

  15. Adsmart

  16. ADSDAQ

  17. Chitika

  18. Blue FN

  19. AdOn Network

  20. adknowledge

  21. Adfish

  22. Commission Junction

  23. 24/7 Real Media
  24. BlogAds

  25. Bravenet Media

  26. Burst Media

  27. ad pepper
  28. AdDynamyx

  29. AdBrite


Share this post :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. CankaBlog - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger