Headlines News :
Home » , , » 3-Hab oo aad kaga badbaadi karto sifudud in Baterriga telefankaada ku dhaco

3-Hab oo aad kaga badbaadi karto sifudud in Baterriga telefankaada ku dhaco

Written By OkeSom on Thursday, 10 April 2014 | 00:39



Jaonna Stern oo ka mid ah Wall Street Journal Personal Technology Columnist ayaa waxa  ay ku haysaa sedax hab oo aad kaga badbaadi karto in Baterriga telefhankaaga uu si fudud u dhaco.

Hadaba Haddii aad Qaati ka taagneyd  Betteriga Telefankaada Raac 3-daan Hab ee fudud:-
  • Habka koobaad ayaa Jaonna  waxa ay ku sheektay in marka hore aad  dhinta iftiinka badan ee shaashada telefankaada, waxaad aadeeysaa setting kadib brighter screen kadib yereey ama dhin tira iftiinka shaashada telefankaada.
  • Habka labaad Jaonna waxa ay kugu sharxeysaa sidan dhamaan waxa aad damisaa Applicationada kacsan ama shaqeynayaa islamarkaana aadan isticmaaleynin, aplication-nadaas ama barnaamijyada kacsan wax ay wax u dhimayaan nolosha batteriga.
  • Habka sedexaad ee ugu danbeeya ayaa waxa ay kugu la talinaysaa sidan in aad markale dhamisid ama aad qadka ka saarto dhamaan  digniinaha ama waxa looyaqaano notifations kuwaa oo badanaa kaaga imaanaya Aaladaha bulshada ay isticmaasho sida facebook,gmail,twitter iwm..
waxa ay notifationadaasi iyagana dedejiyaan cimriga ama awooda baterigaada.

Site47.com  is for you.

                                                                                                                                    Wq:-Canjeex
Share this post :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. CankaBlog - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger