Maanta waxa aan qormadeyda ku soo qaadanayaa sida loo sameeyo blogger ama blogspot, blogger-ka waa meesha ugu fudud ee aad ku sameeysan karto website free ah page free ah waxaana leh ama uu hoos tagtaa shirkadda weyn ee caanka ah oo aad wada taqaanaan ee Google, goolge waxa ay u gadatay in ay bulshadeeda ka haqabtirto macaamiisheda.
Hadaba maanta waxaa aan diirada saareynaa qaab ugu sahlan ee aad ku sameeysan karto website kaas oo aad bulshada ugu soo gudbin karto wixii waxtar ah sida fikaradaha,aqoonta iwm. ah.
Marka hore waa in aad leedahay googleacount ama gmail si aad u sameeysato blogger, haddii aadan lahayn sameeyso hadda adigoo raacaya xariggan www.blogger.com kadibna talaabooyinkan raac.
Ma u baahnid wax code ah ama in aad noqoto programmer kaliya Raa 9-kaan Talaabo.
1-buuxi foormkaan
2-talaabada labaad
3-talaabada sedexaad
4-talaabada afaraad
talaabada 5
talaabada 6
talaabada-7
talaabada-8
talaabada-9
WD: C/qaadir Sheekh Cumar (Canjeex)
+ comments + 1 comments
sidee "adsense" somalia uga heshay adigu
Post a Comment